Guddoomiye Mursal oo si kulul u dhaiilay Wasaarada dastuurka Somalia (Daawo Sawirro)

Guddiga joogtada ee Golaha shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay halka ay marayaan hanaanka dib u eegista dastuurka, wada shaqeynta guddiyada dastuurka iyo Wasaaradda dastuurka. Wasaaradda Dastuurka ayaa soo bandhigtay intii uu kulanka … Continue reading Guddoomiye Mursal oo si kulul u dhaiilay Wasaarada dastuurka Somalia (Daawo Sawirro)